Barnaamij Gaar ah: Munaasibada Soo dhawaynta M/kuxigeenka Maxamuud Sayid JUBALAND (london)

Waxaa magaalada London ee wadanka UK lagu qabatey xaflad ay kasoo qayb galeen Jaaliyadaha kasoo jeeda Jubbaland, laguna taageerayey Madaxwayne Kuxigeenkakowaad Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo Kaln labaad C/qaadir Lugadheere, xafladaan waxaa soo qaban qaabiyey Jaaliyada GalJubba waxaana ka hadlayey qaybaha kala duwan ee bulshada Jubbaland iyadoo tageero loo muujiyeyey magacaabista labada madaxwayne.

waxaana baaq loo direy maamulka jubbaland sidii ay uhirgalin lahaayeen heshiiskii kismaayo lagu gaarey iyo in shacabka jubbaland horumar,nabad, iyo barwaaqo loo horseedo iyo in laga shaqeeyo midnimada shacabka Soomaliyeed Meel ay joogaanba .
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.