Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuun Geeridii ku Timid Hooyo Xabiibo Cismaan Cabdi

tacsi

Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn Jaaliyada Uk ee kasoo jeeda Jubooyinka iyo  Galgaduud  Waxay ka  tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid
Alle ha u naxariistee Maxamed Dubad Ibraahim  oo Hooyadii ku geeriyootey  Magaalada Nairobi Xabiibo Cismaan Cabdi waxaana sigaara tacsidaan u diraya Aadan Ibraahim ismaaciil iyo Aamino Muxumad Duurow (aamino Yarey)  waxayna dhamaantood dadkan kor kuxusney ay ilaahay uga baryayaan in eheladii ay ka dhimatey  samir iimaan ka siiyo janadii fardowsa ka waraabiyo dambigeedana ilaahay dhaafo  AAMIIN,

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.