Daawo:Munaasabad soo dhaweyn oo loo sameeyay Maxamuud Sayid Aadan Baardheere

Waxaa isoo taraya taageerada madaxwayne kuxigeenka maamulka jubbaland Maxamuud sayid Aadan kuwaas oo kadhacaya meelo kala duwan sida Kismaayo.Nairobi,Baardheere,B/xaawo,Luuq iyadoo la filaayo kuwa kalana inay kadhacaan wadamada Yurub iyo America waxaana loogu baqayaa madaxwayne kuxigeenka Jubbalnd inuu Noqdo kii ku guulaysta shaqada loo xilsaarey iyadoo hawl adagna hortaalo oo ay kamid yihiin sidii shacabka Jubbaland horumar iyo nabad u heli lahaayeen.
Hoos Kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.