Daawo: Kulan Kismaayo ka dhacay oo lagu taageeray Maxamuud Sayid looguna Mahad Celiyey Janaraal Fartaag.

kis

Kulan Balaaran oo ay ka qeybgaleen Xildhibaano, SIyaasiyiin waxgarad iyo qeybhaa kala duwan ee Bulshada re ismaayo laguna taagerayay Maxamuud Sayid Aadan oo loo magacaabay Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland, ayaa lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

Ka qeybgalayaasha kulanka ayaa sidoo kale Bogaadin iyo dhiiragalinba u jeediyey Madaxweyne Kuxigeenkii Hore ee Jubbaland Janaraal Cabdulaahi Shekh Ismaaciil Fartaag.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.