Daawo: Wabiga Jubba oo ku fatahay Degmada Doolow iyo meelaha Kuhareeraysan

wabi

Degmada Doolow iyo meelaha Ku hareereysan ayaa waxaa ku fatahay wabiga Jubba kasoo qasaaro ugaystey guryihii iyo dalagyadii shacabka beerteen taasi dhib wayn ku haysa shacabaka Dagan doolow meelaha ku dhaw waxayna uGu baaqeen hay’adaha caalamiga iyo shacabka soomaliyeed in qayb kaqateen sidii wabiga biyiihiisa loo xanibi lahaa.
Hoos Ka daawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.