Gedo times oo helay Magaca Shaqsiga Laga Dhigi Rabo Madaxweyne ku Xigeenka Maamulka Jubland

War Goor dhow soo Garay War Baahiyaha Gedo times ayaa logu Xaqijyay Shaqsiga loo Magacabi Rabo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka jubland

Maxamuud Sayid aadan ayaa Lagu Wadaa in Gor dhow loo Magcaabo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka jubland ,

Ka dib Muran Badan oo Ka Tagnaa Shaqsiga Laga dhigayo Madaxweyne ku Xigeenka Maamulkasi

Waxaa Goor dhow kismaayo gaaray diyaraad sida Maxamuud sayid aadan oo ka anbo baxaday magalada Muqdisho , Magalad ayaa Laga Dajiyay mid Ka mid Hotelada ku Yaalo iyado ay ilaalinyaa Ciidamada Gaarka ah ee Madaxtooyada Maamulka Jubland

Goor dhow ayaa Lagu Wadaa in La shaaciyo Masuulka Xilka loo Magacaabayo iyadoo Shirar Ay Hada Ka socodaan Madaxtooyada Maamulak jubland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.