Magaalada Baardheere oo lagu Soo Gabagabeeyay tartan Kudabadda Cagta ah

Ciyaar kulul oo udhaxaysa labada kooxood oo kala ah Elmen iyo Young aya ka dhacdey garoonka ciyaaraha ee baardheere . labadii kooxood ayaa waxay soo bandhigeen ciyar qurxoon guushiina waxay ku raacday Kooxda Elman.
Hoos Kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.