Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

kismayo.gedo

Xog Axmed Madoobe oo Madaxweyne Ku Xigeeno u Balanqaday 4 Siyaasi oo Besha Sade ah.

24th February 2016 admin 5

Waxaa Maanta Fashilmay Shirkii Ka Soconayay Magaalada Kismaayo ee Lagu Magac Daray Dib U Heshisinta Besha Sade iyo Hogaamiyaha Jubland. Ajandaha Maanta oo uu Ahaa […]

XOG: Itoobiya oo Masuuliyiinta Gobolka Gedo ku Amartay in aysan.ka hadli karin duqeymaha ay kenya ka fuliso Gobolkaasi.

24th February 2016 admin 1

Xog.hoose oo.aan ka.helnay xubno kamid ah maamulada degmada garbaharay,iyo kan.gobolka ayey nooga xog.warameen in.itoobiya ay u.diiday.ka.hadalka duqeymaha dhinaca cirka ah ee ay kenya ka sameyso […]

DAAWO:KISMAAYO SHIRKAAN WAXAA LOO QABTEY ASKARTII AXMED MADOOBE

24th February 2016 admin 3

Kulan ay ka qayb galeen qaar kamida barlamaanka Soomaliyeed ayaa lagu eedeyey in shirkii lagu qabtay kismaayo loo qabtey Axmed madoobe iyo kuwii taageersanaa. oo […]

Dhageyso: Natijada Ka So Baxday Shirkii Besha Sade ee Muqdisho Lagu Qabtay Manta

23rd February 2016 admin 1

Maanta Magaalada Muqdisho Waxa Kulan aan Caadi Ahayn Ku Yeshay Siyaasiyin Odayaal Hawen Dhalin yaro Xubno Ka Socdo Dowlada somaaliya , Dadka Ugu Magaca Iyo […]

Xog :Maxaa Kismaayo Geyay Siyaasinta Qaar Ka mid ah Besha Sade

22nd February 2016 admin 0

Ka Dib Safarkii Kismaayo Ay Ku Tagen Magaalada Kismaayo Siyaasiyin Ma Talayay Besha sade Ayaa War Baahiyaha Gedo times. Com Waxaa uu Radiyay Sababta Ka […]

Daawo:Riwaayadii Axmed Madoobe kana hordhacay shirkii dib u heshiisiinta ee Jubooyibka.

20th February 2016 admin 3

Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka furmay shir dib uheshiisiin Beesha dagta gobolka Gedo iyo Maamulka raskambooni.   dadka dib uheshiista loo qabanayo oo gogosha fadhida […]

Xog : Axmed Madobe oo waji Kale u Yelay Shirkii Besha Sade.

20th February 2016 admin 3

Waxaa Magaalada Kismaayo Ka Furmay Shirkii Dib u Heshisinta ee lo Qabnayay Hogaamiyaha Jubland iyo Besha Sade, Shirka ayaa Mudoonyinkii Danbe Waxaa uu Ahaa Mid […]

madoobe

XOG: Muxuu yahay qorshaha uu ka leeyahay Axmed Madoobe shir uu Maanta Kismaayo ku daahfuray….??.

20th February 2016 admin 1

Magaalada Kismaayo Maanta waxaa ka Furmay shir uu daahfuray Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Madoobe shirkaasi oo loogu magac daray dib u heshiisiinta […]

Dhageyso: Duqeyn ka Dhacday Degaano Ka Tirsan Gedo.

20th February 2016 admin 2

Diyaradaha dagaalka Kenya ayaa maanta duqeymo waxa ay ka geysteen deegaanno ku dhow dhow degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo. Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa illaa 4 […]

Daawo:Luuq oo lagu soo gabagabeeyay Indho fiiq bilaash ah

20th February 2016 admin 5

Isbitaalka Luuq Alaqsa oo lagu soo gabagabeeyay mashruuc indho fiiq bilaash ah oo dadkaan indhaha loo fiiqayey waxay ka kala yimaadeen luuq iyo deegaanada kuhareereysan.dadkii […]

Daawo:Baardheere Dhibaato Kadhalankarta Wabiga Jubba

20th February 2016 admin 3

Maamulka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa kadigay inaan wabiga jubba dadku qashin ku daadin. xiligaan oo biyaha wabiga jubba yar yihiin oo aynan jirin […]

TOP News: Wasiir Diini, Xildhibaan Magan iyo Korneyl barre Hiiraale oo Kismaayo ku Wajahan “Akhriso”…….???

18th February 2016 admin 3

Xubno masuuliyiin ah oo hurdhac u ah ka qeybgalka shirka dib u heshiisinta beelaha jubaland ayaa maanta lagu wadaa in ay gaaraan magaalada kismaayo. xubnahani […]

No Image

Daawo:Baaq Abwaanada Qaranka Soomaaliyeed

18th February 2016 admin 1

Baaq ay soo jeediyeen golaha abwaaninta somaliyeed ayey kaga hadleen abaaraha ka jirta Somaliya.Abwaan Sangub  ayaa sheegey in dhulkii abaaro ku habsadeen loona baahan yahay […]

Dhagaysa:Kenya oo iskaga baxdey Kismaayo Airport

17th February 2016 admin 9

Ciidamada kenya ayaa iskaga baxaday Garoonka Diyaradaha ee kismaayo siday ay sheegayan shacabka jooga Kismaayo.amaanka garoonka diyaradaha Kismaayo waxaa la wareegay ciidmada xabashida cidamadii kabaxay […]

Daawo:Caabudwaaq Wajigii Labaad Ee Garoonka Diyaaradaha Caabudwaaq

16th February 2016 admin 7

Waxaa ladhagax dhigay darbi lagu wareejinaayo garoonka diyaaradaha Caabudwaaq waxaana xafladaa kasoo qayb galay qayabaha kala duwan ee bulshada waxaa xafladaa kahadlay Shiiq daa’uud Xirsi […]

Posts pagination

« 1 … 16 17 18 19 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes