XOG: Itoobiya oo Masuuliyiinta Gobolka Gedo ku Amartay in aysan.ka hadli karin duqeymaha ay kenya ka fuliso Gobolkaasi.

Xog.hoose oo.aan ka.helnay xubno kamid ah maamulada degmada garbaharay,iyo kan.gobolka ayey nooga xog.warameen in.itoobiya ay u.diiday.ka.hadalka duqeymaha dhinaca cirka ah ee ay kenya ka sameyso gobolka gedo.

Masuul ka tirsan maamulka degmada garbaharay ayaa gedotimes xafiiskeeda garbaharay.waxa.uu u xaqiijiyay jiritaanka awaamiirtaas ay soo saartay dowladda itoobiya.

” walalow dhibka iyo duqeymaha lagu.haayo shacabkeena waana.dhibeysaa waana.ka.xunahay lakiin itoobiya oo nabarataarka.ayaa nagu amartay in.aanan ka.hadli.karin duqeymaha ay kenya kasameyso gedo” ayuu yiri masuulkani u xogwaramay xafiiska.gedotimes ee garbaharay,isagoo codsaday inaan codkiisa.iyo magiciisaba la xigan.

Sikastaba amarka.itoobiya ayaa imaanaya xilli maalmihii dambe.duqeymo.ay.kenya ka.geystay.gedo.ay ka.gaabsadeen masuuliiinta gobolkaas.heer gobol iyo heer degmaba.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.