Daawo:Luuq oo lagu soo gabagabeeyay Indho fiiq bilaash ah

Isbitaalka Luuq Alaqsa oo lagu soo gabagabeeyay mashruuc indho fiiq bilaash ah oo dadkaan indhaha loo fiiqayey waxay ka kala yimaadeen luuq iyo deegaanada kuhareereysan.dadkii indhaha loo fiiqayey ayaa soo dhaweeyey iyakoo sheegay in waa ubaryey dadkaan oo aan dhaqtar indho arag sanado badan ayaa hada aragoodii dib u helay.
Hoos Kadaawo




Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.