Daawo:Baardheere Dhibaato Kadhalankarta Wabiga Jubba

Maamulka degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa kadigay inaan wabiga jubba dadku qashin ku daadin. xiligaan oo biyaha wabiga jubba yar yihiin oo aynan jirin biyo xoog leh oo qashinka qaadaya ayaa dadka qaarkood qashin ku daadinayaan taas oo ukeeni karta bulshada dhib xaga caafimaadka ah maamulka degamada baar dheeere ayaa dadku ku amray inan biyaha wabiga wax halayn kara lagu shubin taas oo Qatar galin karta caafimaadka bulshada.
Hoos kadaawo




Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.