DAAWO:KISMAAYO SHIRKAAN WAXAA LOO QABTEY ASKARTII AXMED MADOOBE

Kulan ay ka qayb galeen qaar kamida barlamaanka Soomaliyeed ayaa lagu eedeyey in shirkii lagu qabtay kismaayo loo qabtey Axmed madoobe iyo kuwii taageersanaa. oo meesha kamaqan yihiin dadkii Jubbaland ee dhibka loo gaystey naftoodii, guryahoodii,xoolahiidiiba  ujeedka shirkaan loo qabtey uu yahay marin habaabin iyo dadka laqaldo .dadka kahadlay waxaa kamida xildhibaan Magan,waxgarad iyo qaybaha kale ee bulshada.

Hoos kadaawo 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.