Daawo:Iskaa wax uqabso laga fuliyey Garoonka Diyaaradaha

Olole iskaa wax u qabso ah loogu dhisayo garoonka diyaaradaha magalada Dhuuso mareeb ee xarunyta maamul goboleedka Gobolada dhexe ayana si iskaa wax uqabso usameynayaan qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa waxaa kus oo biiray ardaydada dugsiyada magaalada dhuusamareeb oo gacan kahelaya maamulka gobolada Dhexe.waxaana loogu baaqay in shacabkoo dhan kaqayb qaataan dhismaha garoonka.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.