DAAWO:BALANBAL WAXGARADKA BALANBALE IYO GURCEEL EE GOBOLKA GALGADUUD AYAA HESHIIS ISLA GAARAY

Waxagaradka kasoo kala jeeda Degmooyinka balanbal iyo Guriceel ayaa heshiis ka gaarey dil ka dhacay Balanbal waxa garadka labada degmo oo kaashanaya qaybaha kala duwan ee bulshada. odayasha guriceel ayaa ayaa sheegay in si fiican loo soo dhaweeyey siwanagsana loola dhaqmay waxgaradka balanbal aya kuwareejiyey 3 nin oo dhimay ninkiiba 60 milyan oo raali ahada iyo qoryihii nimanka waxaa kaloo lagu wareejiyey 40 milyan shafayn ragii lacayriyey.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.