Dhageyso: Natijada Ka So Baxday Shirkii Besha Sade ee Muqdisho Lagu Qabtay Manta

Maanta Magaalada Muqdisho Waxa Kulan aan Caadi Ahayn Ku Yeshay Siyaasiyin Odayaal Hawen Dhalin yaro Xubno Ka Socdo Dowlada somaaliya , Dadka Ugu Magaca Iyo Maamuska Wanagsan waxaa Ka mid ahaa Xildhibaan Maxamud Cali Magan, Col. Bare Hiraale, Cabdi shire . Iyo Xubno Kale.

U jedka Kulanka Maanta Ayaa Ahaa Inay  Cadeyso Besha Sade Mowqifkeeda Ku Aadan Shirka Kismaayo uu Ka Furay Hogaamiyaha Maamulka Jublnad ee uu Ku Car Qaladeyno Habsami U Socodkii Nabadeynta Besha Sade iyo Hogaamiyah Maamulak Jublnd .

Goobta Wax Qudbado Ka jediyay Xubno Ka Qeyb Galay Xaflada Lagu Cadeynayay  Mowqifka besha Sade ee Ku adan Shirkii Dib u Hesisinta .

Hogaamiyaha Jubland ayaa Caqab Ku Noqday Gedi Socokii Nabadeynta jubooyinka Kaas oo La Rabay in Lag Miro Dhaliyo .

Xubnaha Goobta Tagay Ayaa Besha Calaamka , Dowlada Somaliya iyo Dad Daneyo Siyaasada Somaaliya Wax u Cadeyeen Inay San Raali Ka ahyn shirka Kismaayo Ka furamay Sidoo Kalana Ay San Matalin Xubanaha ka Qeyb Galayo Besha  Sade.

Gabo Gabadii ayaa la isku Racay In isku Mowqif la ahaado Sido kalna La Cadeyo Markasto in Raali aan Lag Ahyn kismaayo Wax Ka Soconayo .

Goobta ayaa Xubnaha ay iskugu Hambalyeyeen Sidoo Kalan Lagu Kala Saxiixday in Lawday Halganka Gobonimo Doonka Besha Sade ee Ku adaan Jubooyinka iyo Gedo .

Goobta ayaa Lagu Soo Hadal Qaaday Maamulka G, gedo  Wax uu Caqtay intuu jiray Markii La Magacabay Ka dib  Goobta ayaa Lagu Dhalilay Waxaan La shegay Dadk lo Magaacabay Gedo Inaysan Ahyn Dad Ka Bixi Karay Mamaulada Gobalka Laakin Hogaamiyaha Mamulak Jubland uu Kalahaa Dan Gaar ah .

Halkaan Ka Dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.