Dhageyso: Col, Rufle : Hogaamiyaha Jubland Waa U Diday Nabad ee Waa Dagaal

Col, Aadan Rufle oo Mid Saraakisha ugu Cad Cad G, Gedo iyo Jubooyinka oo Ka halday Goobtii Maanta Kulanka Wada tashiga uu  ka Dhacayay ayaa Wax uu Ka Hadlay Siyaasada juboyinka Mesha Ay Mareyso.

Rufle ayaa Wax uu Ku Nux Nuxsaday in Besha Sade ay Wada Hadal iyo Nabad Ka Weyday Hogaamiyaha Maamulka Jubland , Hadan Aysan waqti Isaga Lumin ee ay u Diyaar Garowdo Dagaal Odyaasha Beshana ay Cilaamiyaan Dagaalkasi isaga ah.

Wax uu Soo Hadal qaday Hagar Daamada iyo Dhibaatada uu Ku hayo Hogaamiyaha Jubland Besha Sade iyo Sida uu go, domiyay .

Isagoo Ka Hadlayay G, gedo ayuu Shegay In Hogamiyaha uu Dhacay Adegyadii Gobalka Lagu tala Galay  isgoo Geystay Kismaayo  Sida Baaburta Cidamaada Boliska ay Lahayen oo Dalka germany U ugu  Deqay  Gobalka Gedo Cidamadisa Laakin uu Dhacay Hogaamiyaha Jubland  Idaacadi Gobalka Lagu talagayna uu Ka Furay kismaayo Intaas oo Dhan ayuu Ku Tilmaamay Col Dhibaatada uu Axamed Madoobe Ku Hayo Dadka Besha Sade Laakin Ay ugu Dul Qadanayeen iyago Radinayay Nabad iyo wada Nolasho  Lakin uu Diday Hogaamiyaha

Halkaan Ka Dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.