Xog Axmed Madoobe oo Madaxweyne Ku Xigeeno u Balanqaday 4 Siyaasi oo Besha Sade ah.

Waxaa Maanta Fashilmay Shirkii Ka Soconayay Magaalada Kismaayo ee Lagu Magac Daray Dib U Heshisinta Besha Sade iyo Hogaamiyaha Jubland.
Ajandaha Maanta oo uu Ahaa Shirka In Dadka wax Tabanyo Ay Ka Hadlaan Dhibatadooda ayaa Waxa Ka hor yimid Ex Xildhiban Maxmud Sayid Adan . oo Shagey inaan Dib Logu Laban Wixi Dhacay ee Laga Hadlo Hada Wax Tagan Tasi oo uu Diday Madaxweyne Ku Xigeenka Jubland Fartaag.
Muran iyo Buuq Badan iyado Siyaasyinta Besha Sade Ay la Kala Safteen Labada Dhinac wax uu Noqday Shirka Mid Lagu Kala Dareray.
Qilaafka Shirka Ayaa Masulka Ah sid la shegay inuu Kumilmay Qilaafka Xogan ee Ka dhex Tagan Hogaamiyaha Mamulka jubland iyo Fartaag ee Salka ku Hayo Kala Tagerida Kenya iyo Itobiyo.
Hogamiyah Jublanda ayaa intii usan Ka Bixin Kismaayo Wax uu Madxweyne Ku Xigeeno u Wada Balan Qaday, Ex Xildhibaan Maxmud Sayid Adan, C,Qani sh, Cali dini , Fartaag Iyo C. Rashiid Janan,
Taasi oo Noqatay Qorshaha uu ku Hungobay Hogaamiyaha Jublnd ee uu La Damcsanaa Siyaasada Besha Sade iyo Dib U heshinti Fashilmatay.
Kuwa yare e Gadanayo Sharafta iyo Karaamada Besha Sade ayaa Wax Hada Ka dhex tagan is Amin Daro iyo Kala Tagerid ah Fartaag iyo Axmed.
Kismaayo Ayaa Lag Daremay Ku Tar Tamida Ay ku tar Tamyaan Kenya iyo itoobiyo Kuwaas oo Rabo mid Walbo inuu Noqdo Dowlada ugu Awooad Sareyso Jubland si Mesh uu oga sii jiro Gumeysiga Ka Tagan Juboyinka ee Labadaasi Dal ay ku Hayaan dadka shacabka ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.