Xog: G, Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo Diidan Inuu Tago Kismaayo

Ka Dib Markii shalay Qaar Ka mid Siyaasiyinta Besha Sade Muqdisho ay Kulan Ku Yesheen Ayna Cadeyen  Mowqifkooda ku Adan Shirka Kismaayo ayaa Wax Soo baxay In Masulin Ka Tirsan  Besha Sade oo ku Sugan Kismaayo inay Maxmed Cabdi Kalil ay ku Qancinayeen Inuu Kismaayo Tago.

Madaamo uusan tagin Kulanka ay Siyaasiyinta  Besh Sade Go, aan Ku Garayeen Taasi oo tuhun Dhalisay  Waxaa ilo Lagu Kalsonyahay Gedo Times ay u Shegeen in Shaqsiga La soo xarirayay Kaliil uu ahaa Maxmud Sayid Adan oo Dadaalka Xogan ku Bixinayo inuu halkasi ugu Tago .

Inkasto Xariir aan La Sameynay Kalil usan Noo Surto Galin Hadan Xubno Kale oo Ka tirsan besha Sade ayaa Cadeyay inuu Diday Kalil inuu Xaga tago .

Waa Jawarer Xoagn uu Soo Food Saray Habsami u Socodka Shirka Kismaayo Ka Furamay Madaamo  Dad Lo Qabatay Ayasn matalin Ayo Ka Talinta Besha Sade.

Xasuusta Danbe ayaa ah in Kalil Markii Laga qadayay Xilka Gudomiyonimada ee G, Gedo Ay qiyaaneyn Masulintii Jubaland ilaa Hadan uu Aamini La, Yahay wada Hadalkoda  Madaamo ay Wali Tagan tahay Qilaafkii Besha Sade

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.