Koxo Hubeysan oo Degaan u Dhow Baldweyne Ku Gowracay Dad Rayid ah

Wararka Gedo Times ka Soo Garay Deganka Xujuub oo Hostago Baladweyne ayaa Shegayo in Halkaasi ay Kooxo Hubeysan ku Gowraceen Labo Qof oo Shacab ah .

Maalmihii Danbe ayaa Wax ka Tagnaa Degaankasi Muran soo Kala Dhex Galay Dadka degaanka iyo al- shabab oo Salka Ku Hayay Qaadista Xolo u Bahan yihin Al- shabab .

Inkasto ilaahad aysan jirin Cid Shegaty Masuliyada Dhacadaasi Wali Kam usan Hadlin Maamulka G, Hiraan

Maalmihii Danbe Waxa Ka socoyay Degaano Ka tirsan  Hiraan Howal Galo Ciidamaada Dowlada Ay Kawa Deen oo Lagu Sugay Amaanka Goobaha Dadka shacabka aay ku nool yihin .

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.