War bixin:Wax Qabad Xumida Maamulka G, Harey

Ilaa iyo Markii Maamul Cusub loo Magaacabay Degmada G, Harey ee Xarunta G, gedo Kaas oo Hostagayay Mamulka Jubland ayaa Wax Tagnaa Maamul xumi Ka Taagan Magaalada.

Gudoomiyaha Degmada Nuur Maxmmud Burale “ Nuur Caato”Ayaa Noqday Shaqsi aan Aqoon Hufan u Lahyn Shaqada loo Igmaday Taaso Caqab ku ah Horsocodki Magaalada,

Ilo Lagu Kalson yahay oo La Shaqeyo Gudoomiyaha ayaa noo shagay in Wada Shaqeynn Aysan kala dhexeyn Maamulada Ka Hoseyo iyo Bulshada Rayidk ah.

Ma jiro Xafiis Si Cadi ah oo uu Mamulka ugu Shaqeyo  Gudoomiyaha Ayaa Lagu Arkaa Gobaha Dad Shacabka ah ay Fadhiyana Isaga oo La Shahayo Danta iyo Durufta Jirtana aan La qeyb Saneyn .

Dhalin Yarada Ka Hoseyso ayaa Ah iyagana Waxa Ay yihiin Kuwa Aqoon Fcn aan U Lahyn Mamul iyo Maareyn .

Waxaa jirto Xafiis Yar oo ay Ka furteen Maamulka Magaalada Gudaheda Kaas oo La furo Subaxdii Lix Saac Man Jirto Shaqo guud oo Dadka loo Qabto .

Dadka Ayaa Markii Ad Lahadasho Waxa ay ku shegen inay Nasiib Daro ay ku Habstay G, harey Taasi oo ay u Sifeynayaan Maamul xumida Ragaadisay.

Nuur Caato oo ahaa Shaqsi Si Gaar ah u Yaqaanay Macaamilka Haayadaha aan Dowliga ahayn  ayaa Jahawarer Wax uu Ka Heystaa Nidaamka maamul ee uu Wax u Maamuli Lahaa.

Si do Kale Waxa Magaalada Jogo G, Gedo Can jeex Bule Gared Wax Badan Ma Dhamin Dhibaatda Heysato Nuur Caato .

Ma jirto Hormar Fcn oo Magaalada ka muqdo waxana Dadka ay ku Shegyaan Markii aad La shekeysto in Xalaad Wali ay Adag Tahay.

Waxa Jiro degmooyin  Kale oo Maamulo Leh Laakin Waa Ay Ka fican yihiin Markii La Fiiriyo G, Harey Hormarka Ka jiro iyaga .

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.