Dhageyso: Puntland: Wasiirada Puntland Uma Tagin Turkiga Siyaasad

Madaxweyne Ku Xigeenak Maamulka Putland Eng Cameye ayaa Wax uu Ka Warbixiyay Hadal Heynta Tagan ee Ah in Xubno Ka socdo Putland ay Ka Qeyb Galeen Shirka Turkiga Ku Soo Gabo Gabobay.

Wax uu Qiray in wasiiro Ka tirsan Putland ay tagen Halkaasi inkasto uu shegay inay u Tageen Ka Qeyb Galka Shir La Xariiro Arimaha Dhaqaalaha Somaaliya Laakin Balantooda ayasan Ahayn Ka Hadalka Siyaasda Somaaliya

Wax uu Shaaciyay in Mowqifkada Siduu Ahaa uu Ahaanayo oo usan is Badli dono Natijada Shirka Turkigana aysan Ogalayn

Halkaan Ka Dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.