DAAWO:GABDHAAN UDIRAYNAA SACUUDI CARABIA

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Cismaan Libaax Ibraahim ayaa sheegey in codsi ay udireen dalalka khaliijka oo ay waydiisteen in shaqo lasiiyo shacabka soomaliyeed ayaa waxaa kasoo jawaabay dalka sacuudiga oo ogaaldaya dad badan Mr libaax ayaa sheegay in gabdho iyo rag loo dirayo dalka Sacuudiga, shacabka Soomaliyeedna uga digay inaysan lacag bixin si cadaalad ahna loo qaybinayo ayadoo maamul goboleedyada lasiinayo qaybtooda, wasiir kuxigeenka ayaa sheegay in gabdho llo dirayo sacuudiga wadanka sacuudiga ayaa si foolxun ula dhaqma gabdhaha soomaliyeed ee jooga sacuudiga iyo dumarka ka yimid caalamka.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.