Daawo:Baaq Abwaanada Qaranka Soomaaliyeed

Baaq ay soo jeediyeen golaha abwaaninta somaliyeed ayey kaga hadleen abaaraha ka jirta Somaliya.Abwaan Sangub  ayaa sheegey in dhulkii abaaro ku habsadeen loona baahan yahay fadhiga laga kaco ha aaato dawlada,madaxda,ganacsatada,culimada dhaliyarada iyo cid kastoo wax qaban karta, iyadoo abaaro ba’an kajiraan Soomaliya.

Hoos Kadaawo
gedotimes1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.