Dhagaysa:Kenya oo iskaga baxdey Kismaayo Airport

Ciidamada kenya ayaa iskaga baxaday Garoonka Diyaradaha ee kismaayo siday ay sheegayan shacabka jooga Kismaayo.amaanka garoonka diyaradaha Kismaayo waxaa la wareegay ciidmada xabashida cidamadii kabaxay garaoonka kismaayo ayaa uhaluuley dhinac xuduuda kenya iyadoo hkuwa kale oo kKenyan ah horey ugu sugnaayeen Dhoobley.
gedotimes1@gmail.com
DHAGAYSO HOOS

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.