Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

XOG: Janaraal gabre iyo Saraakiil Itoobiyaan ah oo Maanta Kismaayo Gaaray, Runtane u sheegay Axmed Madoobe. “akhriso”

20th April 2016 admin 4

Maanta waxaa Magaalada Kismaayo Gaaray Xubno u kamid yahay janaraal Gabre u qeybsanaha Arimaha Soomaaliya ee Dowladda Itoobiya, kaasi oo booqasho aan horay loosii shaacin […]

Daawo: Qasaarihii ay geysteen Duufantii ku Dhufatey Dekada Muqdisho

20th April 2016 admin 4

dabyloo xoogan badan ayaa qasaare ugaystey dekada Muqdisho taaso qasaaro ugaysatey dekada, waxaa booqasho ku tagey dekada muqdisho kana warbixiyey qasaaraha soo gaarey dakaga wasiirka […]

Daawo:Somaliland oo Beenisay In Fiisayaasha Hargaysa Laga Siiyo Dadka Tahriibayaasha ah

20th April 2016 admin 5

Wasiirku xigeenka abniga ayaa difaacay inaysan Somaliland aysan siin fiisayaal dhaliyarada tahriibayaasha ah warka kazoo yeeray taliyaha laanta socdeaalka Somaaliya Gaafow ku eedeeyey in hargeysa […]

Daawo:Dadkii kabadbaadey Doontii ku Dagtey Gariiga oo Soomali badan Ku dhimatey

20th April 2016 admin 6

Dooni kasoo baxdey Masar oo ay saarnaayeen tahriibayaal soomali ubadan ayaa boqolaal ku nafwaday dadkii kabad baadey oo hada kusugan Kalamata Giriig ayaa Aljazeera uga […]

doolow

Daawo: qoysas Barajacayaal ah oo Doolow ku sugan oo ka cabanaya Dhibaatooyin nolaleed oo Degmadaasi ku haysta.

20th April 2016 admin 6

Qoysas barakacayaal ah oo kasoo guryo noqday xeryaha Qaxootiga ee kenya, aya soo gaaray Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, Qoysaskani ayaa ka canaya Dhibaatooyin ka […]

Dhageyso:Dacwada Eedeysaneyaal loo hayso Qaraxii Daalo oo dib loo dhigay

20th April 2016 admin 0

Maxkamadda Darajada Koowad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa shalay la hor geeyay Dhageysiga 14 eedeysane oo loo hasto in ay ku lug lahaayeen […]

Dhageyso: HaweenkaSomaliland oo dalbaday in Maxkamad la soo taago Ragga wax Tahriibiya

20th April 2016 admin 3

Iyadoo Badda u dhexeyasa Afrika iyo Yurub ay 18-kii Bishaan ku Qaraqmeen Tahriibayaal Soomaali u badan islamarkaana in ku dhaw 400 oo Soomaali Tahriib doon […]

Dhageyso:Askar ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo Xalay Dad Rayid ah ku dilay Muqdsho

20th April 2016 admin 2

Askar ka tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa Xalay Xaafadda Albaraka ee Degmada Hodan ku dilay Saddex Ruux oo Shacab oo Labo ka mid ah ay yihiin […]

War Deg Deg ah: Farataag oo Gordhow Gaaray Magaalada Adis Ababa iyo Masulinta Itoobiyo oo Soo Dhaweyay.

20th April 2016 admin 1

War Goor dhow ku soo Dhacay War Aruuriyaha Gedo Times ee Muqdisho ayaa Sheegayo in Madxaweyne Ku Xigeenka Maamulka Jubland u Garay Magaalada Adis Ababa […]

Xog:Hogaamiyaha Maamulka Jubland oo siyaasiyinta Besha Sade Ka Dalbaday in Lala Heshiso Farataag iyo Siyaasiyinta oo Diiday.

20th April 2016 admin 4

Axmed aya Qadka Talefanka Kula Xariray Cabdi Shire oo ah Barre Hiraale Aderkis iyo Maxamed Cabdi Kaliil oo isagana ku Sugan Magaalada Kismaayo, Ujeedka uu […]

Ciidamada Itoobiyo oo Axmed Madoobe u Diiday inuu aado Dalka Kenya .

20th April 2016 admin 0

Warar Hose oo u Gedo Times Ka Helay Qaar Ka mid ah Dadka ka agdhow Hogaamiyaha Maamulka Jubland ayaa u Xaqijyay in Cidamada Itoobiyo ay […]

Daawo:Barmaamij Baroor Diiq iyo Baaq ay direen jaaliyada Leicester Uk Marxuum Sade Mahad Direr

20th April 2016 admin 2

jaaliyada Soomaliyeed ee Leicester uk ayaa waxay sameeyeen xaflad aya ugu baroor diiqayaan alaha unaxariistee marxuun Sade mahad Dirir oo isagoo maajidkii aabihii dhisey Mahad […]

dil

Askari Ka Tirsan Ciidamada dowlada oo Qof Shacab ah ku Dilay Degmada Dolow.

20th April 2016 admin 1

Wararka uu Gedo Times Ka Helayo Magaalada Dolow Ayaa Shegayo in Askari Ka tirsan Ciidamada Dowlada Si Barere ah in Magalada uu ugu Dilay Qof […]

Faalo:Axmed Madoobe Ma fiiro Xumaaday Mise Waa Fadhi Xumaaday!

19th April 2016 admin 4

Hogaamiyaha Maamulka Jubland Dadka Somalida ah e jogo Wadanka Gudihisa iyo Dibadiisa Waxa ay Ku Tilmamaan Siyaasi Aragti Dheer oo Ka Badlan Hogamiyasha Maamul Goabledyada […]

Ka Shifaad: Macalin Maxamed oo Colaad Dagaal Ka iclamiyay Kismaayo! “Akhriso”

19th April 2016 admin 2

Xaalka Kismaayo Xaajadiisa Ma Fiicneyn 105 Saac ee La so Dhaafay Ka dib Galistii Ciidamadii Ka amar Qadnayay Col Barre Hirale Markii Magaalada Lagu So […]

Posts pagination

« 1 … 1,676 1,677 1,678 … 1,756 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes