Faalo:Axmed Madoobe Ma fiiro Xumaaday Mise Waa Fadhi Xumaaday!

Hogaamiyaha Maamulka Jubland Dadka Somalida ah e jogo Wadanka Gudihisa iyo Dibadiisa Waxa ay Ku Tilmamaan Siyaasi Aragti Dheer oo Ka Badlan Hogamiyasha Maamul Goabledyada Kale.

Tusaale: Shirkii Ka dhacay Magalada Muqdisho ee Loga Hadlayay Arimaha Dorashada Markii Madaxda ay Ku Qudbeyeen Luuqada “English” Wa kii Diiday oo Madaxda Ku Qasbay in Shirka Loga Hadlo Af-somali,

Mar uu kismaayo Tagay Waa tii uu Edeyya Ciidamada Amisom il Laga Qaado Xarumaha Dowlada ay ilaalinayaan Loona Dhiibo Ciidamo Somali ah uu ku Taliyay.

Markii ugu Danbeysay Shirkii Loga Hadlyay Hananka Dorashada Somaliya ee Muqdisho Ka dhacay Wax uu diiday in Shirka Lagu Qabto Xarunta Xalane ee A misom Ay degan yihiin Waxana Lagu qabtay Madaxtooyada Somaliya,

Intaasi Waa qaar ka mid ah Misankii Siyasaded ee Axmed       iyoXasuusihii Gaar ah ee uu Reebay.

Heshiisyadii uu La Galay Besha Sade ee Fashilmay .

Waxaa Markii ugu Horeyasay Markii uu Qaboobay Dagaalkii Kismaayo Dowlada Faderalka ah iyo Dowlada Itobiyo Ay Shir Heshiis lagu Dhexdhigayo Labad Dhinac ay Ka furen Adis Ababa Kaas oo Fashil ku Dhamaaday,

Wada Hadalkii Xigay Heshiiskii Kismaayo Lagu Soo Galiyay Barre Hiraale iyo Ciidamadisa oo Noqday mid Lagu Guul Dareysatay ayuu ahaaa .

Shirkii Xigay Wax uu Ahaa Kii Ka Dhacaya Magaalada Dowlow oo La isku Dayay in Lagu Heshiyo Siyaasiyinta Ka soo Hor Jeday Axmed Madobe Kaas Noqday mid Fashilmay Isagoo Maamul Cusub u Magacabay Gobalka Gedo Maamulkii Horana Xabsiga dhigay Ka dib Markii itoobiyo uu u Dhiibay .

Warkii Faraxda badanaa Laakin aan Wali La hos Galin Nabadii La Dhex Lay waxa uu Ahaa Heshiskii u Danbeyya ee Ka dhacay Kismaayo oo Ahaa Mid ugu Horeyay oo ay isku soo Dhawadeen Axmed Madobe iyo Bare Hiraale,Laakin Hadal Lag Cabsi qabo Hir Galintiisa inuu Dhiig ku Daato.

Ciwaankayga Qeyb Ka mid ah waa Tan Qormada aan oga Hadlayo ,Axmed  Madoobe Markii uu imaday Magaalada Muqdisho ee uu Ka Qeyb Galyay Shirka Hiigsiga ,Ma  uusan soo Raacin Madxweyne ku Xigeenkisa Farataag wax uu aaha Qorsho ay Itoobiyo Dajisay Waxana La soo Raciyay Caddi Shire oo Ah Barre Hiraale Aderkiisa .

Magaalada isag o aan Ka Warqabin Waxa La soo Galiyay Ciidamo 3 sano uu Diidanaa inay Kismaayo ku Soo Labtaan , Ka dib Marii uu Maqlay Muqdisho Ayuu oga Baxay Si deg deg ah isagoo Ka Careysnaa Ciidamada Kalsooni Buxdana ka qabay in Gacanta Lo soo Galinayo Laakin uu Ku Guul Dareysatay

Axmed  Fiiro Xumaa Mise Waa Fadhi Xumaa ?

W/Q: Jeylaani Husen Yusuf

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.