War Deg Deg ah: Farataag oo Gordhow Gaaray Magaalada Adis Ababa iyo Masulinta Itoobiyo oo Soo Dhaweyay.

War Goor dhow ku soo Dhacay War Aruuriyaha Gedo Times ee Muqdisho ayaa Sheegayo in Madxaweyne Ku Xigeenka Maamulka Jubland u Garay Magaalada Adis Ababa ee Caasimada Dalkasi.

Fartaag Ayaaa Diyaar Qaas oo Laga soo Amaray Dalka Itoobiyo Waxa ay Ka Qaday Dalka Jabuuti oo Shalay Galinkii Danbe uu Gaaray Saaka Aroortii hore .

Waxaa Garoonka Adis Ababa Ku Sugayay  Masulin Si Gaar ah logu Diyariyay Soo Dhaweyntiisa , Waxan Loo Gudbiyay Goob Gaar oo uu Ka furmidona Wada Hadlada Ay Yelanyaan Labada Dhinac.

Xoga uu Helay Gedo Times Ayaaa intaasi Ku darayo in Wax ugu Badan ee Laga Hadlayo Ay Tahay Xaalada Siyaasded ee Magaalada kismaayo  iyo Axmed Madobe Go, aanka Cad ee ay Ka Qadneyso itoobiyo  .

Wixii Ka soo Baxaaa  Kulanka Furmayo ee u Dhaxeeyo Labada Dhinac Kala Soco Gedotimes .com

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.