Xog:Hogaamiyaha Maamulka Jubland oo siyaasiyinta Besha Sade Ka Dalbaday in Lala Heshiso Farataag iyo Siyaasiyinta oo Diiday.

Axmed aya Qadka Talefanka Kula Xariray Cabdi Shire oo ah Barre Hiraale Aderkis iyo Maxamed Cabdi Kaliil oo isagana ku Sugan Magaalada Kismaayo, Ujeedka uu u Wacay ayaa Ahayd in Waan Waan Siyaasiyinta Ay ka dhex Bilabaan isaga iyo Madxweyne ku xigeenkiisa C/laahi Sh. Ismail Fartaag.

Labada Masuul Ayaaa Si isku mid ugu Jawaabay Axmed Waxaa ayn ku Dhaheen,

“ Axmed Adiga iyo Faratag in Kama Dhaxeyo Qilaaf siyaded Laakin Wax aad Adi diidan Tahay in Ciidamada Marexaan ay soo Galaan Magaalada kismaayo Anaga Taas uma Aragno Qilaaf ee Waa u jeedo Gaar ah oo aad adi Wadato  Fartagna Wax uu Rabo ayaa ah in magaalada loo sinaado”

Hogaamiyaha Maamulka Jubland ayaaa Jartay Talafenka Muran iyo Erayo Tag Tag u Badanaa oo Labada Dhina Ay Kuwada Hadleen.

Arintan Ayaa Circa sii Galin Karto Muraan Ka dhex Bilowday isaga iyo Ku Xigenkiisa oo Hada Meel Xun Marayo .

Axmed iyo Faraag Waxa Kala Dhereyay Labo Siyasaded oo Jubooyinka ay Ka kala lee yihiin Dowladaha Kenya iyo Itoobiyo.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.