Daawo:Somaliland oo Beenisay In Fiisayaasha Hargaysa Laga Siiyo Dadka Tahriibayaasha ah

Wasiirku xigeenka abniga ayaa difaacay inaysan Somaliland aysan siin fiisayaal dhaliyarada tahriibayaasha ah warka kazoo yeeray taliyaha laanta socdeaalka Somaaliya Gaafow ku eedeeyey in hargeysa tahriibayaasha laga siiyo fiiso ay ku dhoofaan. arintaan ayaa iska difaacday Somaliland waxaan jarina ku tilmaamay arintaas fiisaha.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.