Daawo:Dadkii kabadbaadey Doontii ku Dagtey Gariiga oo Soomali badan Ku dhimatey

Dooni kasoo baxdey Masar oo ay saarnaayeen tahriibayaal soomali ubadan ayaa boqolaal ku nafwaday dadkii kabad baadey oo hada kusugan Kalamata Giriig ayaa Aljazeera uga waramey waxay indhahoda ku arkeen ayakoo sheegay inay ujeedeen doontii oo motorka ka halaabey iyo iyadoo dhinac uciirtey, waxay kaloo sheegeen kuwii kazoo bad badin doontaa in indhahooda arkayeen saxiibadood oo dhahaya icaawi qof walbana tiisuu la ciirsanaa qof qof caawin kara majirin, halkaasna waxaa ku nafwaayeey dad badan.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.