Daawo: qoysas Barajacayaal ah oo Doolow ku sugan oo ka cabanaya Dhibaatooyin nolaleed oo Degmadaasi ku haysta.

doolow

Qoysas barakacayaal ah oo kasoo guryo noqday xeryaha Qaxootiga ee kenya, aya soo gaaray Degmada Doolow ee Gobolka Gedo,

Qoysaskani ayaa ka canaya Dhibaatooyin ka haysta xaga nolasha sida Biyo la’aan, Cunto la’aan iyo hoy la’aan sida ay jubaland TV u sheegtay Mid kamid ah hooyooyinka Degmadaasi Barakaca ku jooga.

Wariye booqday halka ay ku noolyihiin ayaa soow arinaya in qoysaskani, ay ka muuqato diif ba’an isagoo sheegay in ay ka codsanayaan Hay’adaha samafalka iyo maamulada Jubaland iyo kan dowladda Federaalkuba in ay gurmad degdeg ah lasoo gaaraan.

Ma ahan qaxootigii ugu horeeyey ee kuso ogurya noqda degaanada Gedo, Horay qaxooti caynkani oo kale ah o okasoo laabtay deegaanka Boqol Maayo oo itoobiya ka tirsanayaa dib ugu soo laabtay degmada Doolow ee Gobolka Gedo.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.