Daawo: Qasaarihii ay geysteen Duufantii ku Dhufatey Dekada Muqdisho

dabyloo xoogan badan ayaa qasaare ugaystey dekada Muqdisho taaso qasaaro ugaysatey dekada, waxaa booqasho ku tagey dekada muqdisho kana warbixiyey qasaaraha soo gaarey dakaga wasiirka dakadaha iyo Gadiidka Nuur farah Xirsi waxuu sheegay wasiirka inaan shaqo kasocon dekada biyaha dhex jiifana laga saaro maraakiibtana bada ku noqdaan iyadoo labo Markab isku dhaceen duufaanta awgeed.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.