Daawo:Barmaamij Baroor Diiq iyo Baaq ay direen jaaliyada Leicester Uk Marxuum Sade Mahad Direr

jaaliyada Soomaliyeed ee Leicester uk ayaa waxay sameeyeen xaflad aya ugu baroor diiqayaan alaha unaxariistee marxuun Sade mahad Dirir oo isagoo maajidkii aabihii dhisey Mahad dirir lagu dhex dilay magaalada Muqdisho, dadkii dilkaas geysteyna laamaha amaanka masoo qaban mana hadal hayaan sidey sheegen jaaliyada Soomaliyeed ee Leicester Uk iyagoo ugu baaqey in dawlada Soomaaliyeed inay soo qabato dadkii dilkaas ugaystey Sade Mahad Dirir isagana waxay eebe uga baryeen inuu janadii geeye danbigiisana dhaafo.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.