Axmed Madoobe: Waa ku faraxsanahay ayadoon Hogaamiyayaasha Soomaalida lagu dhexjirin ineey heshiiyaan.
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay shirkii Madasha wadatashiga qaran ee looga hadlay doorashooyinka […]