Xiisad Ka Taagn Xaruntii Lagu Xareyay Ciidamadi Laga Kenay Gobweyn.

itoobiya

Warar Naga Soo Garayo Magalada Kismaayo Ayaa Sheegayo in Xiisad Xogan Ay Ka Tagan tahay Xaruntii lagu Xareyay Cidamadii Shalay Galinkii Danbe Laga soo Xareyay Goobweyn.
Ciidamada ayaa Maanta Waxa Tendhooyin Loga dhisay Xeradii Ma Dhamaato oo si Rasmi ah Lo Dajiyay , Xiisada Tagan ayaa Timid Ka dib Markii dad Rer Kismaayo ay Xolo , Cunto iyo Dhar ay u soo aruriyeen Ciidamada La soo Xareyay ay Is Hor istaag Ku Sameyeen Ciimada Tabacsan Wasiirka Arimaha Bulshada Jubaland Macalin Maxamed oo u Diiday inay u Tagan, Rasas Ayaa La sheegay inay Ku joojiyeen Baaburtii Dadka ay Saadka ugu Sideen Ciidamada.
Waxa markii Goobta Garay Ciidamo Ka socdo Itoobiyo oo Wado Wada Hadlo Lagu soo Gudbinayo Dadka Saadka wado si ay ugu imadaan Ciidamada Ay u wadaan
Macalin Cabdi Rashiid Gas oo Goor dhow la Hadlay Gedo Times ayaa u Xaqijiyay xisada Goobta Ka Taagan .

1 Comment

  1. MACALIM MAXAMED INTA DAD UU DILAY WAA IN SHARCIGA LAHORKEENAA MANA HOR ISTAAGO KARO CIIDAMADAAN SHACAKOODII BAA SOO DHAWEYNAYO WAANA TII HESHIISKA LAGAAREY

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.