Daawo:Maamulka Degmada Luuq oo u Kuurgalaya Xaalada Abaaraha Dignina udirey Wasiir kuxigeenka Amniga Jubbaland

Iyadoo abaar xun ku dhufatey soomaliya gaar ahaan gobolka gedo ayaa maamulka degmada luuq waxay safer ku bixiyeen degaanada Luuq udhaw si aya usoo ogaadaan xalada abaareed. waftigaan oo uu hogaaminaayon gudoomiyaha degmada Luuq Bishaar Cabdi kariim gudoomiyaha ayaa waxuu sheegay in xaalad xun kajirto degaanadey mareex waxaanu codsaday in lacaawiyo shacabka dhibka abaaruhu hayso ha ahaato hay’adaha dawlada soomaliya iyo qurbo joogta.

Hoos ka dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.