Daawo:Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa ka qeyb galaya munaasabada shahaadooyin lagu guddoomsiinayay

Xaflad shahaado lagu gudoonsiinayey arday ka qalin jabisey jamacada BSU ayaa waxaa ka qayb galay madaxwane kuxigeenka Puntland,madax kala duwan,waalidiin iyo macalimiinta jaamacada. Madaxdii iyo macalimiinta aya u hambalyeeyey ardaydii ka qalin jabisey jaamcada waxay kaloo kula dardaarmeen in cilmi baaris sameeyaan sidii ay Puntland iyo soomaliya ku hormari lahayd.
Hoos Kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.