Daawo:Maalinta Aasaaska Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo laga xusay Baardheere

cidaan

Munaasabad lagu xusayo 56 guuradii kasoo wareegtey aas aaska  ciidamada qalabka  sida Soomaliyeed  ayaa lagu qabtey Degmada Baardheere . waxaa munaa sabadaan ka qayb galay qaybaha kala duwan ee maamulka degm,ada Baardheere iyo qaybaha kala duwan ee ciidmada xooga dalka Soomaliiyeed, Madaxdii halakka isugu timaya waxay tacsi u direen ciidamadii  ku nafwaayey difaaca dalka.

Hoos kadawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.