Dhageyso: Waa Sidaa Xaalada Guud ee Ciidamda lagu Soo Xareyay Kismaayo ee Laga kenay Goobweyn.

????????????????????????????????????

Ciidamad ka soo Xaroday Duleedka Magalada Kismaayo Ayaa Wax ay Mujinaya Daren Farxdeed oo ku Saleysan In La Dhaqan Galiyay Mid Ka mid Shurudihii Heshiskii Kismaayo ugu Adkaa Ka dib Markii Iyaga Dib Logu So celiyay Kismaayo  .

“ Waxa farxad Weyn Inoo Ah Maanta Inaan Dib Ugu Soo Labanay Caruurtanadii iyo Qoyaskanadiii oo aan ka Maqneyn Muddo 3 Sano iyado uusan dhiig Daadan.

Waxa rajeynaynaa inan Kismaayo ugu Nolaano Sidii Dad Xor oo Ka qeyb Qaato hormarkeeda Dhinac Walbo leh Waan ku Faraxanahy inan Dib ugu So Labanay Kismaayo waxaa Oga Mahad Celinaynaa Cid Walbo oo Ka Qeyb Qadatay Sidaa Waxaa Yiri Afhayeenka Ciimada Cabdi Rashid Macalin Gaas oo La Hadalay Gedo Times”

Ciidamada La soo Xareyo Ayaa Tiro Ahaa Wax Ay Garayaan in 200 Askari Marka Laga Reebo Ciidamada Ku Xareysan Jamacada Kismaayo oo Qeyb Ka ahaa iyaga laakin horey loo soo Xareyay ,

Soo Xareynta Ciidamada Ayaa Noqoneyso Mid Natijo Wanaagsan u Sawireyso Hor Mar Walbo oo Laga gaaray Heshiski Kismaayo Ku dhex Maray Labadii dhinac.

Halkaaan Ka Dhageyso Afhayeenka Wareysigiisa

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.