Dhageyso: Taliyaha Ciidamada Itoobiya ee Jubaland oo Sheegay in Ciidamada Soo Xarooday aan hub ka dhigis lagu sameyn doonin.

Taliyaha Ciidamada Itoobiya ee Deegaanada Jubaland Korneyl Satisfy oo Maanta ay ciidamadiisa ku guuleysteen in si nabad qab ah ay ciidamadii dowladda ee kismaayo duleedkeeda daganaa mudada Sadexda Sanadood aheyd dib ugu soo celiyaan, ayaa ka hadlay Qaabka ay ciidamada u soo xaroodeen.

Korneylka ayaa ku nuux nuuxsaday in ciidamadani ay yihiin ciidamadii deegaanka ee muhiimka u ahaa ladagaalanka alshabaab sida uu yiri.

Wuxuu sheegay in ciidamadani aan hubkadhigis lagu sameyn doonin iyagoo toos uga hawl gali doona sugida amniga degaanada Jubaland Sida uu yiri Korneyl Satisfy.

Hoos Ka dhageyso Shir Saxaafadeedkii uu ku qabtay Xarunta Jaamacadda Kismaayo kadib markii ciidamada ay soo xaroodeen.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.