Wararka Maanta
Deeq ka timid Muslimiinta Kanada iyo Mareykanka oo Raashin loogu Qeybiyey Dadka ku soo Barakacay Baardheere(Sawiro)
Deeq lacageed oo ay iska soo uruuruiyeen dad muslimiin ah ah oo ku kala nool dalalka Kanada iyo Mareykanka ayaa maanta waxaa raashin gargaar ah […]
Muuqaal:Haweeney Gabar 7 jir ku dishay caadao oo Dil lagu xukumay
Degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa maxkamad ku taalada waxay dil xukuna ku riday Haweeney horey Cadaado ugu dishay gabar 7 jir ah. Haweenaydaan ayaa […]
Dagaal Beeleed Ka Dhacay Shabeelada Dhexe oo guryo dab qabdsiiyey
Wararka laga helayo deegaanka Xawaadleey Tuulooyin hoostaga ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku warramaya in Maleeshiyaad Qaab Beeleed u hubeysan ay gubeen Guryo ku yaalla […]
Wasiiru dowlihii hore ee madaxtooyada oo shadaaftiisa ka qaadatay Madaxtooyada Soomaaliya
Wasiiru dowlihii hore ee madaxtooyada Soomaaliya Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa xilka ku wareejiyey Wasiiru dowlaha cusub ee Madaxtooyada Soomaaliya C/qaadir Macalin Nuur, Munaasabadda Xil […]
Madaxweyne Gaas Oo Ka warbixiyay heshiiska Imaaraadka carabta
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo u aadey dalka isutaga Imaaraadka carabta. Madaxweynaha iyo […]
Muuqaal:Wasiir Anisa xaaji oo kawar bixinaysa abaaraha ayaadoo ku sii Jeeda Degmada Saaxo
Wasiirka Haweenka maamul goboleedka Puntland Anisa xaaji ayaa kawar bixinaysa abaaraha ayaadoo lasocota wafti balaaran oo uu hogaaminaayo madaxwayne ku xigeenka Puntland Eng, Cabdixakiin C/laahi […]
Dhagesyo:Diyaarad ka baxday Muqdisho oo loo weeciyey Wajeer Maxaa Isbadalay?
Diyaarad Rakaab oo Maanta ka Duushay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde ayaa sii martay Garoonka Diyaaradaha Wajeer,waxaana halkaas lagu baaray Rakaabkii la socday […]
Muqdisho:Dowlada Turkiga ayaa Diyaarad Gargaar ah u Soo Soomaliya “Sawiro”
Mid kamid ah diyaaradaha Xamuulka qaada oo siday gargaar loogu talagalay dadka abaaruhu ay saameeyeen ee dalka Soomaaliya ayaa maanta soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha […]
Wax ka Ogow Dhismihii Jaamacada Galgaduud oo dhamaad ku dhow “Masawiro”
Degmada Caabduwaaq ee gobolka gaduud ayaa waxay horumar wayn kasameysey xaga waxbarashada iyadoo ay ku yaalaan iskjuulo badan iyo macadyo kala duwan, waxaa hada maraya […]
Daawo:Magaalada buuhoodlo oo 11 qof Ugu dhimatey shuban Biyood
Magaalada buuhoodle wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in dad gaaraya 11 qof aya shuban biyood ugu dhinteen sida ay sheegayaan dhaqaatirta isbitaalaka Buuhodle, somaaliya waxaa […]
Xarunta Agoonta Caabudwaaq oo dhismaheeda Meel fiican Maraysa iyo dad badan oo shaqo kahelaya “Sawiro”
Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa bilowday dhismaha Xarunta Agoonta Caabudwaaq oo ka kooban Fasalo,Masjid,Hall,Makatabad iyo hoy ardayda seexato waxaana maalin galinaya xaruntaan wayn qurbajoogta […]
Kismaayo:Madaxwyne kuxigeenka Jubaland oo Gudoomey Gadiid Cusub
Agaasimaha guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya G/Sare Maxamed Aadam Jimcaale Koofi ayaa maanta magaalada Kismaayo kula wareegay gawaari loogu talagalay in lagu ilaaliyo […]
Muuqaal:Xaflado ay xilalka kula wareegayeen ilaa 4 wasiir ayaa siyaabo kala duwan loogu qabtay Muqdisho
Xaflado ay xilalka kula wareegayeen ilaa 4 wasiir ayaa siyaabo kala duwan ayaa loogu qabtay Magaalada Muqdisho, Kala wareejinta xilalkaan kala duwan ayaa kadhacay xarumaha […]
Daawo:Madaxwaynaha jubbaland oo qiray in Dhib kajira Kismaayo Mar uu lahadlaayey Barlamanka Jubbaland
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Isniin ah furay kal-fadhigii Sadexaad ee Golaha Shacabka Jubbaland Kulanka koobad ee […]