Wax ka Ogow Dhismihii Jaamacada Galgaduud oo dhamaad ku dhow “Masawiro”

uni

Degmada Caabduwaaq ee gobolka gaduud ayaa waxay horumar wayn kasameysey xaga waxbarashada iyadoo ay ku yaalaan iskjuulo badan iyo macadyo kala duwan, waxaa hada maraya heer gabo gabo ah dhismihii Jaamacada Galgaduud waxaana dhismaha jaamacada ka qayb qaatey hay’ad iyo bushada kasoo jeeda waqooyiga galgaduud ee joogata dal iyo Dibad.

Jaamacada Galgaduud dhismaheeda haduu soo gaba gaboobe waxay haqab tiraysaa baahidii ay u qabeen jaamacad ardayada ku nool Gobolka Galgaduud waxaana la filayaa in dhismaheeda mar dhow soo gaba gaboobe.

wixii war dheerad ah kala socda Gedotimes
uni

uni

uni

uni

uni

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.