Muqdisho:Dowlada Turkiga ayaa Diyaarad Gargaar ah u Soo Soomaliya “Sawiro”

Mid kamid ah diyaaradaha Xamuulka qaada oo siday gargaar loogu talagalay dadka abaaruhu ay saameeyeen ee dalka Soomaaliya ayaa maanta soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee aadan adde ee magaalada Mogadisho.

Diyaaradaan ayaa siday caawimaad kala duwan oo isugu jirta cunno, daawo waxaana lagu wado in la gaarsiiyo dadka abaaraha ay ku dhufteen ee ku kala nool Gobalka Banaadir, Duleedka Magaalada Mogadishu iyo Gobaladda dalka Soomaaliya oo ah Goobaha sida weyn abaaruhu ay ugu baahsanyihiin.

Dowladda Turkiga ayaa horay ugu dhawaaqay olole loogu gurmanayo dhowr dal oo abaaro ba’an ay ku dhufteen oo Soomaaliya ay kamid tahay kuwaa oo xaalad ba’an ka ay ka taagan yihiin.
dirad

diyarad

tur

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.