Wasiiru dowlihii hore ee madaxtooyada oo shadaaftiisa ka qaadatay Madaxtooyada Soomaaliya

Wasiiru dowlihii hore ee madaxtooyada Soomaaliya Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa xilka ku wareejiyey Wasiiru dowlaha cusub ee Madaxtooyada Soomaaliya C/qaadir Macalin Nuur, Munaasabadda Xil wareejinta ayaa waxay ka dhacday Madaxtooyada gaar ahaan xafiiska wasiiru dowalaha xil wareejintaan ayaa soo afjareysa xilal wasiirada cusub xilalaka kala wareegayeen wasiiradii hore.

wasiir

wasir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.