Dagaal Beeleed Ka Dhacay Shabeelada Dhexe oo guryo dab qabdsiiyey

dagaal

Wararka laga helayo deegaanka Xawaadleey Tuulooyin hoostaga ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku warramaya in Maleeshiyaad Qaab Beeleed u hubeysan ay gubeen Guryo ku yaalla Tuulooyinka hoostaga deegaankaasi Xawaadleey sida jameecada, Maleeshiyaadka ayaa Jir dilay qaar ka mid ah Dadka deegaanka iyagoona banaanka uga soo saaray Guryahooda kadibna Dab qabadsiiyay Arrintaan ayaa ka dambeysay kadib Dil loo geystay mid ka mid ahaa Dadka Deegaankaasi Caanka ka ah sida Idaacadda Shabelle uu u xaqiijiyay qof deegaanka ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.