Muuqaal:Haweeney Gabar 7 jir ku dishay caadao oo Dil lagu xukumay

cadado

Degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa maxkamad ku taalada waxay dil xukuna ku riday Haweeney horey Cadaado ugu dishay gabar 7 jir ah. Haweenaydaan ayaa haysata gabar yar oo 8 bilood jirta siday uu sheegay gudoomiyaha maxakamada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.