Xarunta Agoonta Caabudwaaq oo dhismaheeda Meel fiican Maraysa iyo dad badan oo shaqo kahelaya “Sawiro”

agoon

Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa bilowday dhismaha Xarunta Agoonta Caabudwaaq oo ka kooban Fasalo,Masjid,Hall,Makatabad iyo hoy ardayda seexato waxaana maalin galinaya xaruntaan wayn qurbajoogta kasoo jeeda Caabudwaaq iyo muslimiin kale.

Mashuraaxaan haduu hirgalo waxaa ka faa’deysanaya agoon badan oo ku sugan degmada Caabudwaaq iyo gobolka Galgaduud, waxaa kaloo ka faa’deysanaya dadka danyarta ah ee ku dhaqan deeganadaa iyo nawaaxigeeda.

Tani waxay tusaale utahay hadii laysku tashto in wax laqabsan karo

agoon

agoon

agoon

agoon

agoon

agon

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.