Muuqaal:Wasiir Anisa xaaji oo kawar bixinaysa abaaraha ayaadoo ku sii Jeeda Degmada Saaxo

anisa

Wasiirka Haweenka maamul goboleedka Puntland  Anisa xaaji ayaa kawar bixinaysa abaaraha  ayaadoo lasocota wafti balaaran oo uu hogaaminaayo madaxwayne ku xigeenka Puntland  Eng, Cabdixakiin C/laahi Xaaji Cumar Camey oo ku sii Jeeda Degmada Saaxo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.