Muuqaal:Xaflado ay xilalka kula wareegayeen ilaa 4 wasiir ayaa siyaabo kala duwan loogu qabtay Muqdisho

Xaflado ay xilalka kula wareegayeen ilaa 4 wasiir ayaa siyaabo kala duwan ayaa loogu qabtay Magaalada Muqdisho, Kala wareejinta xilalkaan kala duwan ayaa kadhacay xarumaha Wasaradaha Garsoonka,xananada Xoolaha,Beeraha iyo ganacsiga waxaana goobjoog ka ahaa Raysawasaare kuxigeenka dalka Mahad Guuleed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.