Ciidamo la dhigay Wadada Isku Xirta Afgooye iyo Wala-weyn oo dhibaato ka taagneyd
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya ee degmada Wala-weyn ee gobalka Shabeelaha Hoose oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa faah faahin ka bixiyay dhibaato maalmihii […]